Monthly Archives: January, 2021

Bisha Cas Oo Qalab Ku Wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

     Haayadda bisha Cas ee Somaliland ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Somaliland ku wareejisay qalab caafimaad oo loogu tallo galay xakamaynta faafitaanka caabuqa Coronavirus. Agabkaasi oo ka...

Guddoomiyaha SOLJA Oo Baaq U Diray Saxafiyiin Qaadacay Doorashadiisii

     Guddoomiyaha cusub ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA  ayaa ugu baaq u diray weriyeyaal tabasho ka muujiyay qaabkii uu u dhacay shirkii lagu doortay...

DAAWO;-Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Heerka Aqooneed Ee Ciidanka Jsl.

Saraakiisha iyo hogaanada ciidanka booliska Somaliland ayaa dood iyo qiimayn ka yeeshay aqoonta ciidamada boooliska Somaliland iyo qiimayn lagu soo sameeyy gobolada dalka. Kulan ay...

Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashey Qiimeynta Degmooyinka Dalka Jsl

Dawlada  Hoose  Ee   Degmada  Gabiley  Ayaa Markii labaad   Kaalinta  Koowaad  Ka  Gashey  Qiimeyntii  Dawladaha Hoose  Ee degmooyinka Dalka ee uu ka socdo mashruuca GPLGga. Munaasibada...

DAAWO;-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Deeq Raashin Uqaybisay 740 Qoys Yemeniyiin Ah.

Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland ayaa deeq raashin ah uqaybisay 740qoys oo kamid ah yemeniyiinta xaqoontiga ah ee ku sugan Somaliland kaasi oo ay...

Gabiley: Qurbe Joog Qalab iyo Dirays Gaadhsiiyay Dugsi Waxbarasho

     Xubno qurbe joogta reer Gabiley ah ayaa maanta qalab iyo dirays gaadhsiiyay dugsi waxbarasho kuu ku yaalla deegaanka Idhanka Deerayahanka oo ka tirsan gobolka...

Badhasaabka Sool Oo Bulshadda U Diray Baaq Ku Aadan Diiwaangelinta

     Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland ayaa ugu baaqay bulshadda gobolkaasi in ay u diyaar garoobaan diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Iyadoo la filayo in diiwaan gelinta codbixiyeyaashu ay...

Wershadda Kala Saarista Qashinka Hargaysa Oo La Dhagax Dhigay

     Waxaa markii u horaysay la dhagax dhigay Wershad loogu tallo galay in ay kala sifayso qashinka caasimadda Hargaysa. Noocyadda kala gedisan ee qashinka laga ururiyo...

Qiimayn Lagu Sameeyay Ka Faa’iidaysiga D/Hoose Ee Mashruuca JPLG

     Qiimayn lagu sameeyay sida ay degmooyinka dalku uga faa’iidaysteen mashruuca JPLG-ga ayaa maanta lagu soo bandhigay magaaladda Hargaysa. Kulanka qiimayntaasi lagu soo bandhigayay waxaa soo...

DAAWO;-Waxqabadka Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Teknoolajiyada Somaliland Ee 2020!

Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada jamhuuriyada somaliland ayaa kamid ah wasaarada xukuumada madaxwane biixi ee sanadkii 2020 ku talaabsatay waxqabadyo kala duwan oo ay hirgalisay. Wasaarada...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read