Monthly Archives: January, 2021

DAAWO;-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Masaajid Cusub Oo Shirkada Oomaar Company Ka Hirgalisay Magaalada Berbera.

Wasiirka wasaarada diinta Iyo awqaafta somaliland ayaa xadhiga ka jaray masaajid cusub oo Shirkada Wadaniga ah ee Oomaar Company ka dhistay magaalada berbera ee...

Mashaariicda Horumarineed Waxqabad iyo Amni Ee Gobolka Sool Ka Hirgalay Sanadkii Tegay Ee 2020-ka

C/qani Maxamuud Jiidhe, waa guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland bishii January ee sanadkii 2019-kii ayuu madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, u magacaabay inuu...

Hargaysa: Kulan Lagu Dejinayo Qorshaha Hawlaha Ciidamadda Booliska Ee Sanadkan 2021-ka

     Kulan lagu dersayo qorshe lagu horumarinayo hawlaha ciidamadda booliska Somaliland ee sanadkan cusub ee 2021-ka ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa. Kulankaasi ayay u jeedadiisu...

Wasiirka Beeraha Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Hogaanka Cusub Ee SOLJA

     Wasiirka beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa munaasibad qado sharaf ah u sameeyay hogaanka cusub ee ururka SOLJA ee dhawaan la doortay. Waxaana munaasibadaasi ka...

Somaliland: Wasaarad Shaqo Abuur U Samaysay 25 Qoys

     Wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa shaqo abuur u samaysay 25 qoys, taasoo qayb ka ah mashruuca shaqo abuurka qaranka Somaliland. Munaasibad mashruucaasi...

Sool: Isuduwaha Caafimaadka Oo Xadhiga Ka Jaray MCH Laga Yagoorri

     IIsuduwaha wasaaradda caafimaadka Somaliland ee gobolka Sool Dr. Maxamuud Khaliif Faarax, ayaa manta xadhiga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgeliyay deegaanka Samo-kaab ee...

Dowladda Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Magacyada Saraakiil Sare Oo Ay Ka Dishay Tigrayga!

Dawlada Itoobiya ayaa soo bandhigtay magacyada saraakiil sar sare oo ay dileen TPLF Ee tigray iyo kuwo isa soo dhiibay xili ay walidagaaladii dawlada...

Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo 81 Dacwadood Ka soo Garnaqday Muddo 15 Cisho Ah, Oo Ay u Guurtay Gobolada Bariga Dalka.

Maxkamadda Sare Ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kow iyo Sideetan (81) dacwadood ka soo garnaqday Muddo 15 cisho ah, oo ay u Guurtay gobolada bariga...

“Madaxweynuhu Raali Gelin Haka Bixiyo Hadalkii Uu Bulshada Ku Kala Qaybinayey” Siyaasi Geel Jire.

 2, 2021 - Written by Editor: HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdilaahi geeljire oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa ka dareen celiyay hadal dhawaan madaxwayne biixi jeediyay markii...

War Murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Magaalada Garoowe Uga Socday Madaxda Somaliya

 2, 2021 - Written by Editor: GAROOWE(W,N)-Shirka Madasha dood wadaaga oo ay soo qaban qaabisay  Hergate kaasi oo ay madaxda siyaasada somaliya shir dhowr maalmood...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read