Madaxweyne Biixi oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Taliyeyaal cusub u Magaacabay Ciidammada Sirdoonka, Badda iyo Laanta Socdaalka. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa kale oo uu Maanta Magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda…
