Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Tacsi Udiray Qoyska Iyo Shacabka Uu Ka Baxay Marxuum Aw Ciise Gacanloo Oo Ku Geeriyooday Magaalada Gabiley.
INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN. Alle Ha,Unaxariistee Waxaa Galabta Magaalada gabiley ku Geeriyooday Marxuum Aw ciise Jaamac Qaalib oo kamid ahaa Odayaashii kazoo qayb qaatay halgankii dib uxorayta iyo dib…
