Monthly Archives: October, 2021

Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Wada-hadaladii Udhexeeyay Siyaasi Maxamuud Xaash

  Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Wada-hadaladii Udhexeeyay Siyaasi Maxamuud Xaash   https://youtu.be/us-Lyln8mQ4

Hargaysa: Kulan Ku Saabsan Dib U Eegista Hagaha Maaraynta Cudurrada Ku Dhaca Dhalaanka

     Kulan hawleed ku saabsanaa dib u eegista Hagaha Maaraynta cudurrada isku dhafan ee ku dhaca  dhalaanka da’doodu ka yar tahay Shanta sanadood ayaa lagu...

Ugaaska Guud Ee Beelaha Ciise Oo Lagu Soo Dhaweeyay Hargaysa

     Ugaaska guud ee beelaha Ciise ugaas Mustafe ugaas Ibraahim, iyo wefti uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga Somaliland ayaa maanta casuumad hadhimo sharafeed ah...

Muqdisho: Qodobadda ay Ku Heshiiyeen Farmaajo iyo Rooble

     Khilaafkii ka dhex taagnaa madaxweynaha iyo raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa la sheegay in xal laga gaadhay. Kadib dhex dhexaadin uu maalmahanba labadda masuul ka dhex...

Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Casuuntay Wefti Ka Socda DDS Itoobiya

     Wasiirka deegaanka Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa maanta qado sharaf ku maamuustay wefti ka socda Itoobiya oo ku sugan magaaladda Hargaysa. Weftigaasi Itoobiyaan ka...

Maamulka Degmadda Sheekh Oo Ka Warbixiyay Mashaariic Ay Fuliyeen

     Degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa horumar aad u balaadhan oo dhinacyo kala duwan leh ku talaabsatay mudadda ay xilka hayeen maamulka cusub ee...

Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Oo Laga Soo Saaray Go,aamo La Xidhiidha Mushkiladaha Dhulka Iyo Isticmaalka Baraha Bulshada!

Fadhigii 81aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Sonmaliland oo ku qabsoomay habka Maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane...

Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Dhagax Dhigay Xanaano Laga Dhisayo Xaafada Daami, Looguna Magacdaray Xaliimo British

Xildhibaan barkhad batuun iyo waxgaradka xaafada daami oo uu weheliyo maayar kuxigeenka caasimada hargaysa ayaa saaka dhagax dhigay xanaano ay yeelanayso xaafada daami oo...

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Jsl Oo Qaabiley Masuuliyiin Ka Socda Shirkada R.T.I Oo Dalka Ka Fulinaysa Mashruuc Laydhka Tamarta ah.

Wasiirka Wasaarrada Macdanta iyo Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Cabdi oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Mukhtar Maxamed Cali...

Soomalida Ingiriiska Oo La Kulmay Nacayb Iyo Xadgudubyo Kadib Xildhibaankii Lagu Dilay London

Soomaalida ku nool Ingiriiska ayaa helay hanjabaadyo dil ah ka- dib markii xildhibaan dhawaan lagu dilay London loo xidhay nin Soomaali ah oo looga...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read