Monthly Archives: October, 2021

Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Yuusuf Xasan Xayd (Boodh-isleged) Oo Ku Geeriyooday Hargaysa.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa...

Khilaafkii WADDANI Inta Aan Ogahay Wuu Dhamaaday, Ragga Halkan Ka Muuqdaana Maaha Rag Isdiidan, Ee Waa Rag Tashaday”Cali Guray.

“Xirsi Isagoo Madaxwayne Labaad Ah Oo Adeerkii Ag Fadhiya Ayuu Diiday In Uu Muuse Biixi Taageero.Cali Guray. GUULAYSTAYAAL GUULAYSTA Guushu Maaha keliya xisbi iyo Gudoomiye Xisbi....

Xisbiga kulmiye Oo Sheegay In Siyaasi Maxamuud Xaashi Ay Ka Saareen Xisbiga Iyo Arimaha Ay Ku Sobobeeyeen!

Warsaxaafadeed kazoo baxay xisbi xaakmika kulmiye islamarkaana uu ku sexeexan yahay gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga axmed cabdi dheere ayaa la sheegay in siyaasi...

Ciidamada Amisom Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedayntii Uga Timid Ahlu Suna Waljamaac

Ciidamada nabad ilaalinta ujooga somaliya ee amisom ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedaymo ay usoo jeediyeen ururka ahlu suna waljamaaca oo ku eedeeyay in...

Hogaamiye Xirsi Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani.

Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cai xaaji xasan ayaa si rasmi ah ushaaciyay in uu utartamayo gudoomiyaha xisbiga wadani oo shirkan dhawaan la qabanayo lagu...

Gudoomiyaha Haayada Caymiska Qaranka Oo Sheegay In Ay Iyagu Dacwad Ka Gudbiyeen Xoghaye Maxamed Sidiiq Dhame Iyo Arinta Ay Uhaystaan,

Gudoomiyaha haayada caymiska qaranka Saleebaan bukhaari ayaa sheegay in ay iyagu dacwad ka gudbiyeen xoghayaha arimaha xisbiga wadani maxamed sidiiq dhame oo manta looga...

Madaxweynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Maayarrada 23-Ka Degmo-Doorasho Ee Dalka Iyo Arimaha Uu kula dardaarmay!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay dhammaanba maayarrada kala duwan ee dhawaan loo doortay  23-ka degmo-doorasho ee...

Wargeyska The Star Oo Wax Ka Qoray Wefti Somaliland ka socda Oo La Kulmay Beesha Caalamka.

Weftigii Somaliland ee uu hoggaaminaayay wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Ciise Keyd ayaa Nayroobi kula kulmay waddamada bahwadaagta ah ee horumarinta caalamiga ah, siduu...

Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Ayaan Daro Ku Tilmaamay In Farogalin Lagu Sameeyo Saldanada Guud Ee beesha Subeer Awal.

Ugaas Cabdirasaaq Koosaar cali oo kamid ah Madax-dhaqameedka somaliland gaar ahaan beelaha hargaysa iyo gabiley ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay in maanta farogalin...

“Sedex Bilood Idinka Oon Joogin Ayaad Bilowdeen Hala Badalo, Maxaad Xisaabin Ma Adigaa Gudahaba Galay”Madaxwayne Biixi.

Madaxwayne Biixi oo maayarada dalka kulan uu la qaatay ka hadlayay ayaa sheegay in Dawladaha Hoosena ay xeerar Waxay Curin Karaan Iyo Sharciyo Ay...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read