Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland oo lagaga dhawaaqay Wadanka Holand
Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa waxa uu sheegay in sababaha Xisbigan loo aasay ay tahay sidii uu wax uu uga qaban lahaa Baahiyaha Waxbarashada Caafimaadka iyo adeegayada…
