Maayarka degmadda Boorama Maxamed Axmed Warsame, ayaa sheegay miisaaniyadda dawladda hoose ee Boorama ay ku hawl gelayso sanadka 2022-ka ay korodhay.
Iyadoo miisaaniyadii sanadkan sii...
Taliyihii ciidamadda booliska ee degmadda Xudun ee gobolka Sool ayaa ku geeriyooday iska hor imaad maanta dhex maray booliska iyo koox hubaysan.
Alle ha u...
-Laba Wafti Oo Ka Kala Socda Dalalka Qadar Iyo Boqortooyada Sucuudiga Ayaa Labadii Maalmood Ee Udanbeeyay Soo Gaadhay Caasimada Somaliland Ee hargaysa Kuwaasi Oo...
Maayarka degmadda Buuhoodle Khadiija Axmed Aadan, iyo wefti ay hogaaminayso oo maalmahanba safar shaqo ku maraysay deegaamo ka tirsan gobolkaasi ayaa maanta gaadhay deegaanka...
IJaaliyadda reer Somaliland ee degan wadanka Turkiga ayaa casho sharaf u samaysay wefti ka socday dawladda Somaliland oo dalkaasi ku sugan.
Weftigaasi ayaana dhawaan magaaladda...