Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa waxa uu sheegay in sababaha Xisbigan loo aasay ay tahay sidii uu wax uu uga qaban...
Shan ceel biyood oo cusub ayaa laga dhagax dhigay deegaanka Dhaboolaq oo ka tirsan degmadda Faroweyne ee gobolka Maroodijeex.
Waxaana ceelashaasi soo bixiyay dad muxsiniin...
Home Latest News
Munaasibad lagu soo xidhayay kulan lagaga hadlayay la dagaalanka ka ganacsiga Harimacadka ayaa xalay lagu soo gebagabeeyay magaaladda Hargaysa.
Kulankaasi muddo saddex maalmood...
Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo jaamacadda the Unity ee dalka Kenya ayaa maanta heshiis ku kala saxeexday magaaladda Hargaysa.
Waxaana muddo laba todobaad ah...
Home Latest News
Latest
Kulan la xidhiidha xanuunka Festula ee haweenka ku dhaca ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Boorama.
Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay badhasaabka gobolka...
Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiiladda Somaliland ayaa golahaasi u soo gudbiyay mooshin la xidhiidha hab-raaca xil gudashadda haayadda Caymiska iyo fulinta go’aamadda maxkamadda sare.
Mooshinkaasi...
Ardayda ka qalin jebinaya kuliyadaha kala duwan ee culuumta ay bixiso jaamacadda ADMAS faraceedda magaaladda Hargaysa ayaa difaacday buugga ay ardaydu qoraan marka ay...