Monthly Archives: September, 2021

Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Amar Faray Badhasaabada Gobolada Dalka Iyo Sobobta!

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somaliland maxamed kaahin ayaa badhasaabada gobolada dalka ku amray in ay koormeer iyo qiimayn kusoo sameeyay degmooyiinka ay maamulaan iyo...

Masuuliyiin Badan Oo Ka Cabsi Qaba Isku Shaandhayn Cusub Oo Kuraastooda Galaafata Iyo Kooxo CV-yadooda La Gaaf-wareegaya Goobaha Madaxtooyada Laga Taageero!

Kadib markii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Khamiistii aan ka soo gudubnay si rasmi ah xukuumaddiisa ugu sameeyey is baddal weyn, waxa dad badan oo...

Madaxwayne Farmaajo Oo Ka Horyimid Shaqo Ka Joojin Uu Raysal-wasaare Rooble Ku Sameeyay Fahad Yaasiin

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid go’aankii Raysal wasaaraha Soomaaliya uu shaqo joojinta ugu sameeyay taliyahii hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin. Qoraalka...

Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Laba Xeer Horgeeyay Golaha Wakiilada.

Warning: Trying to access array -Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland scad cali shire ayaa Xildhibaanada golaha wakiilada horgeeyay laba xeer oo kusaabsan xeerarka dhakhli ururinta Sidoo...

Madaxweyne Biixi Oo Xilka Qaadis iyo Magacaabis Ku Sameeyay Xukumaddiisa

     Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-708/092021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar...

ogeysiis-tababaro xirfadeed

- Advertisment -
Google search engine

Most Read