Monthly Archives: September, 2021

omaliland: Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Biyaha Oo Xilka La Wareegay

Home  Latest News      Wasiirks cusub ee wasaaradda biyaha Somaliland ayaa wasaaradaasi ku tilmaamay mid ka muhiimsan wasaarradaha kale. Maadaama oo ay qaabilsan sidii ay dhamaanba bulshadda...

Hawl Gal Ka Dhan Ah Dhuxulaysiga Oo Laga Fuliyay Ceel-Afweyn

     Masuuliyiinta wasaaradda deegaanka Somaliland ee degmadda Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa maanta fuliyay hawl gallo lagula dagaalamayo Dhuxulaysiga. Waxaanay hawl galkaasi ku baabiiyeen Godad lagu...

Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Somaliland Oo La Shaaciyay

Home  Latest News Latest       Xafiiska imtixaanaadka qaranka Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga rasmi ahaan loogu dhawaaqi doono natiijadda imtixaanadda shahaadiga ah ee fasaladda afraad ee sare iyo...

Soomaaliya: Khilaafka Farmaajo iyo Raysal Wasaare Rooble Oo Cirka Isku Shareeray

     Waxaa cirka isku sii shareeray khilaafka u dhexeeya madaxweynaha iyo raysal wasaaraha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya, kaasoo afar iyo labaatankii saacadood ee la...

Ciidamadda Somaliland Oo Qabatay Koox Ajaanib ah Oo Ku Hawlanaa Daabicista Lacaggo Foojeri ah

     Ciidamadda laanta socdaalka iyo ilaaladda xuduudaha ee Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay xubno ajaanib ah oo la sheegay in ay ku hawlanaayeen daabicidda...

“Dhalinyaradda waxbartay waa in ay noqdaan kuwo aan maskaxdoodda la caayi Karin

     Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa ku booriyay dhalinyaradda mutacalimiinta ah ee reer Somaliland in ay noqdaan kuwo ka shaqeeya horumarka dalka...

Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Masuulin Ka Socday UK+ Sawirro

     Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay masuulin ka kala socday xafiiska horumarinta mashaariicaha dalka UK,  iyo shirkada Trade Mark East...

Sool: Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigtay Harimacad Si Sharci Darro ah Dalka Looga Dhoofinayay

Home  Latest News Latest News Sool: Wasaaradda      Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyigs ee Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigtay afar Harimacad oo ka doonayay in si...

Dugsi Xukuumadda Somaliland Ka Hirgelisay Laascaanood Oo Wasaaradda Waxbarashadda Lagu Wareejiyay

Home  Latest News Latest News      Maamulka gobolka Sool, ka degmadda Laascaanood ayaa maanta wasaaradda waxbarashadda ku wareejiyay dugsi waxbarasho oo ay xukuumadda Somaliland ka dhistay xaafadda...

“Sadbursiimada Iyo Sawirkaa Foosha Xumi Wuxuu Ceelalyo U yahay In La Gacan Togaaleeyo Fursadaha Shaqo Ee Soo Baxa Qaranka”.Xoghaye Maxamed Sidiiq.

Warning: Trying to Xoghayaha Arimaha bulshada ee xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Maxamed Sidiiq Dhame ayaa nasiib Daro ku tilmaamay in haayadaha dawlada qaarkood...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read