Miisaaniyadda lagu shaqaynayo 2022-ka waa 37 bilyan 80% ayay korodhay”…
Maayarka degmadda Boorama Maxamed Axmed Warsame, ayaa sheegay miisaaniyadda dawladda hoose ee Boorama ay ku hawl gelayso sanadka 2022-ka ay korodhay. Iyadoo miisaaniyadii sanadkan sii dhamaanaya ay dawladda hoose ee…
