Wefti Uu Hogaaminayo Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Gaadhay Masar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar. Kadib markii uu saakay ka duulay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde…
