Shaqsiyaadka Dacaayadanaya Xarunta Dhaqanka Hargaysa Waxay Diiddan Yihiin Jiritaanka Somaliland
Waxaa iska cad oo muuqata in dadka dacaaydinaya xarunta dhaqanka Hargeisa ay yihiin dad diidan qaranimada somaliland iyo horuumarka dalkan somaliland, balse aanay diidanayn xarunta dhaqanka, arrintaasi maa mashruuc wayn…
