Dagaal Culus oo U Dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta oo Ka Socda Gobolka Sitti
Wararka ka imanaya Galbeedka Gobolka Sitti ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socda dagaal xoogan oo maalintii labaad oo xidhiidh ah galay oo…
