Monthly Archives: August, 2021

Khasaaraha dagaalka Afgaanistaan W/Q: Khaled Bihi

     April 14, 2021 ayuu sheegay madaxweyanaha Maraykan ku Joe Biden in Maraykanku ka baxayo dalka afgaanistaan, iyadoo taariikhda ka bixidu ay ka bilaabmayso bilawga...

Doonni Siday Qoxoonti Yemeniyiin ah Oo Ku Soo Xidhatay Dekadda Berbera

     Dooni siday dad qoxoonti magal geliyo doon ah oo ka soo carraray colaadaha dalka Yemen ayaa galabta ku soo xidhatay dekadda magaaladda Berbera. Waxaana dadkaasi...

AAWO;-Munaasibad Habeenkii Xalay Magaalada Gabiley Loogu Qabtay Haldoor Maxamed Iyo Waxyaabihii Uu Ka Xogwaramay.

Munaasibad loogu magic daray habeenkii gabiley iyo haldoor maxamed ayaa habeenkii xalay lagu qabtay hoolka laybareeriga gabiley taasi oo uu khudbad qiiro galisay iyo...

Maxkamadda Degmada Ceerigaabo oo Xukunno Kala Duwan Ku Riday 10 Eedaysane

     Maxkamadda degmada Ceerigaabo, ayaa waxaa ay xukunno kala duwan ku riday 10 eedaysane iyo saddex gaadhi, oo sifo sharci darro ah uga ganacsanayay dhuxusha...

Awdal: Waddo Laga Hirgeliyay Buurta Siimoodi Oo Xadhiga Laga Jaray

     Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta ee Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray Waddo laga hirgeliyay buurta Siimoodi ee gobolka Awdal taasoo dhererkeedu dhan yahay...

Madaxweyne Biixi oo Lagu Amaanay Laba Go’aan oo Horleh oo Uu Fuliyay

     Muwaadiniin jeelka dhexe ee Hargeysa ugu xidhnaa xukun dhaaf sannado ah, kaddib markii ay dhamaysteen wakhigii ay xadhigooda u cayimeen hay’addaha garsoorku, ayaa laga...

Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex oo Ka Jawaabay Cabasho Uga Timid Qoys Dan Yar Ah

     Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Cabdi Axmed, ayaa maanta gurigoodda ku booqday qoys dan yar ah oo degan magaaladda Hargaysa oo dhawaan cabasho la...

Somaliland oo Soo Bandhigtay Ciidamo Ka Soo Goostay Puntland

     Dowladda Somaliland, ayaa waxaa ay gobolka Sanaag ku soo bandhigtay ciidamo ka soo goostay Maamul Goboleedka Soomaaliya ee Puntland. Ciidamadan oo ka soo jeeda deegaanka...

Saameynta Biyo-xidheenka Ethiopia oo Aan Noqon Sidii La Filayay

Home  Latest News Latest News Saameynta Biyo-xidheenka Ethiopia oo      Biyo-xidheenka weyn ee Ethiopia ay ka sameysay Nile-ka Bulugga ah ayaan sanadkan wax saameyn ah ku yeelan qulqulka...

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta oo Diiradda Lagu Saaray Nabadgelyada iyo Miisaaniyadda 2022-ka

     Fadhigii  78-aad golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayay madaxweyne ku xigeenka, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa warbiximo...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read