Monthly Archives: August, 2021

Dagaal Culus oo U Dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta oo Ka Socda Gobolka Sitti

     Wararka ka imanaya Galbeedka Gobolka Sitti ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socda dagaal xoogan oo maalintii...

Xukuumadda Somaliland oo Soo Saartay Xeer-nidaamiye Ay Ku Fulinayso Hay’addaha Qaramada Midoobay

     Wasaaradda Shaqo Gelinta, arrimaha bulshada iyo Qoyska Somaliland, ayaa waxaa ay soo saartay Xeer-nidaamiyaha Maamulka Lacagaha Dhawrista Bulshada ee loo yaqaano (Cash Transfers). Xeer-nidaamiyahan, ayaa...

Wasaaradda Deegaanka Oo Qabatay Kulan Ku Saabsan Hagaha Siyaasadda Ilaalinta Deegaanka

Home  Latest News Latest News Wasaaradda      : Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ee Somaliland ayaa maanta qabatay aqoon is waydaarsi ku saabasan Hagaha...

Qarax Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Kabul

     Qarax is-midaamin ah, ayaa maanta ka dhacay banaanka garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul ee dalka Afghanistan, halkaasi oo kumanaan qof oo ka...

Isku Aadka Group-yada Ee Champions League-ga oo La Sameeyay

     Waxaa caawa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu sameeyay isku aadka heerka guruubyada ee tartanka Champions League-ga. Kooxda Manchester City, ayaa waxa ay guruub la...

Ciidammada Qalabka Sida Ee Somaliland Mushaharka Loo Kordhinayo

Home  Latest News Latest News Ciidammada Qalabka Sida      Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay sheegtay inay mushaharka u kordhin doonto Ciidammada kala duwan ee Qaranka Somaliland lacag dhan...

Waa in aad cilmi baadhis ku soo samaysaan colaadaha Beeleedaha ee ka dhaca gobolkan Sool”…

     Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyay dufcadii afar iyo tobnaad ee arday ka qalin jebiyay jaamacadda Nugaal  ee magaaladda Laascaanood. Ardaydaasi oo dhamaystay heerka...

Taariikhda Dahabka ah Ee Daallo Airline iyo Abaalka Duuga ah ee ay Ku Leedahay Dadweynaha Soomaaliyeed. W/Q:- Miyir Cali Xuseen

     Kadib markii ay burburtay dawladii Soomaaliya, ee ay meesha ka baxday shirkadii diyaaradaha Somali Airline, isla markaana uu meesha ka baxay adeegii baaxada lahaa...

Cashuurta waa in la bixiyaa qofkii shan sanno lagu leeyahay waxaa laga daynayaa”…

     Maayarka degmada Burco Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi (Herro), ayaa sheegay in ay cashuur dhaaf u sameynayaan bulshada haddii cashuuraha lagu leeyahay ay iska soo bixiyaan. Waxaanu...

Somaliland iyo Itoobiya Oo Kala Saxeexday Heshiis Dhinaca Caymiska Gaadiidka ah

     Madaxda hay’adda caymiska qaranka Somaliland ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday shirkadda Ethiopian Insurance Corporation oo ah shirkadda ugu weyn ee ka shaqaysa...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read