Hambalyo Ku Socota Shir-gudoonka Cusub Ee Golaha Ee Wakiilada JSL
Anigoo magacaygu yahay Maxamed-Sadiiq Xaaji Yuusuf Dubad, kana mida ahaa Musharaxiintii Xisbiga Waddani uga tartamay Doorashadii Golaha Wakiilada 2021 ee Gobolka Togdheer oo kaliya uu iga sareeyey musharaxii soobaxay ee…
