Maamulka Degmadda Tog-Wajaale Oo Tallaabo Ka Qaaday sarifleyaasha
Maamulka degmadda Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley ayaa tallaabo ka qaaday sarifleyaasha magaaladaasi. Kadib markii maalmahan ay bulshadda iyo ganacsatadda magaaladaasi ka cabanayeen sicir barar saameeyay maciishadda iyo wax kala iibsiga…
