Dawlada Emaraadka Carabta Oo Dalal Ay Somaliland Ku Jirto Ufasaxday Dadkooda Fiiseyaasha Booqashada Oo Hore Ay U Joojisay!
Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa Isniinta Shalay oo ku beegan 30-ka bisha August, 2021 dib u bilaabaysa Bixinta fiisooyinka Dadka Dalalka kale ku nool ee doonaya inay Imaaraadka u safraan ama…
