Wargeys Caalamiya oo Soo Bandhigay Dalal Hor-taagan Qadiyadda Ictiraaf-raadinta Somaliland
Wargeyska Caalamiga ah ee Foreign Policy oo wax ka qora siyaasadda Arrimaha dibedda ee dalalka Adduunka, ayaa baahiyay War-bixin dheer oo Weriye waxka qora Siyaasadda Arrimaha dibeddu uu kaga faallooday…
