Monthly Archives: July, 2021

Itoobiya oo Diyaarisay Ciidamo Difaaca Biyo Xidheenkeeda

     Ciidamada Itoobiya, ayaa sheegay inay heegan buuxa uggu jiraan sidii ay ku difaaci lahaayeen wajiga labaad ee buuxinta biyo xidheenka aadka u weyn, ee...

Beesha Caalamka oo War Ka Soo Saartay Jadwalka Doorashada Soomaaliya iyo Shirkii Muqdisho

Home  Latest News Latest News Beesha      War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya, ayaa waxa lagu soo dhaweeyay Shirkii ay dhawaan...

Gollaha Guurtida oo Dood Ka Yeeshay Siyaasadda Deegaanka

     Xildhibaanada aqalka Gollaha Guurtida Somaliland, ayaa waxaa ay maanta dood ka yeesheen siyaasadda arrimaha deegaanka, iyo xaalufka iyo mabaad-guurka deegaanka ku yimid. Waxaanay mudaneyaashii doodda...

Wiil Arday Ah oo Ka Soo Jeeda Soomaaliya oo Lagu Toogtay Magaalada Boorama

Home  Latest News      Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaa waxaa ay sheegayaan in Wiil Arday lagu toogtay magaaladaasi. Wiilkan oo dhigan...

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Xarunta La Dagaalanka Ayaxa

     Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii hore ee la dagaalanka Ayaxa ee Barriga Afrika oo dib u habayn...

Waddada Isku Xidha Kalabaydh iyo Laascaanood Oo Si Ku-Meel Gaadh ah Loo Furay

     Waxaa maanta si ku meel gaadh ah gaadiidka loogu furay   Waddada isku xidhaysa degmadda Kala-baydh iyo magaaladda Laascaanood. jidkaasi oo muddooyinkanba uu socday dhismihiisu ayaa...

Shil Gaadhi oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Jidka Isku Xidha Gabiley iyo Boorama

Home       Ugu yaraan hal qof, ayaa ku dhintay todoba qof oo kalena waxa ka soo gaadhay dhaawacyo, kaddib markii ay isku dhaceen laba gaadhi, waddada...

asiirka Deegaanka Oo Amar Ka Soo Saartay Duur Joogta Ay Shacabku Haystaa

     Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa soo saartay wareegto lagu mamnuucayo in duur joogta lagu haysto Hudheeladda iyo Guryaha. Wareegtadaasi oo ka soo...

Gollaha Guurtida oo Is-casilaad Ka Aqbalay Xildhibaan Golahaas Iskaga Baxay

 Xildhibaannada gollaha Guurtida Somaaliland, ayaa cod gacan taag ah kaga aqbalay iscasilaad uu golaha u soo gudbiyay Xildhibaan Cabdirashiid Xaashi Cabdi oo ka tirsanaa...

DEG DEG: Dab Xoogan oo Gaystay Khasaare Nafeed iyo Mid Hantiyeedba oo Ka Kacay Hargeysa

     Dab xoogaan oo gaystay khasaare nafeed iyo Mid Hantiyeedba, ayaa waxaa uu goordhawayd uu ka kacay magaalada Hargeysa. Dabkan, ayaa waxaa la sheegay inuu ka...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read