Monthly Archives: July, 2021

Wargeys Caalamiya oo Soo Bandhigay Dalal Hor-taagan Qadiyadda Ictiraaf-raadinta Somaliland

     Wargeyska Caalamiga ah ee Foreign Policy oo wax ka qora siyaasadda Arrimaha dibedda ee dalalka Adduunka, ayaa baahiyay War-bixin dheer oo Weriye waxka qora...

Ganacsatadda Oo Laga Qayb gelinayo Mashruuca Xakamaynta Nafaqo Darrida

     Waxaa maanta magaaladda Hargaysa laga daahfuray barnaamij ganacsatadda dalka lagaga qayb gelinayo xakamaynta mashruuca nafo daridda. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici, oo xafiiskiisa uu hoos...

Dawladda Hoose Ee Laascaanood Oo Banaysay Waddooyin Xidhnaa

     Dawladda hoose ee magaaladda Laascaanood ayaa maanta magaaladaasi ka bilawday hawl gal ay ku banaynayeen Waddooyin xidhmay oo ku yaalla magaaladaasi. Waxaana hgalkaasi lagu...

Ololaha Dhiig Shubida oo Ka Bilaabmay Isbitaalka Gabiley

     Waxaa maanta cubsitaalka guud ee magaaladda Gabiley laga bilaabay olole ay masuuliyiinta iyo dadweynuhuba magaaladaasi ku shubayaan Dhiigga, si loogu kaydiyo qaybta ee cusbitaalka. Ololahaasi...

Degmadda Xiis Ee Gobolka Sanaag oo Kulayl Dartii Looga Qaxay

     Degmadda Xiis oo dhaca galbeedka gobolka Sanaag, ayaa sanad walba waxaa ka xagaa-baxa dadka halkaa ku nool, cimillada deegaanka oo xilliyadaas aad u kulul...

Xisbiga Waddani oo Ku Baaqay In Baadhis Lagu Sameeyo Arrinta Ardaygii Lagu Dilay Boorama

Home  Latest News Latest News      Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa si adag uga hadlay dilkii magaalada Boorama shalay loogu gaystay Wiil dhalinyaro ahaa oo waxka...

Maayarka Hargaysa Oo Baaq U Diray Bulshadda Magaaladaasi

     Maayarka caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa ugu baaqay bulshada magaaladaasi ku nool in ay ka soo qayb galaan olole nadaafadeed maalinta Khamiista ee todobaadkan. Ololahaasi...

Abiy Ahmed oo Shaaciyay In Safaaradaha Dibadda Dalkiisa Kala Badh La Xidhi Doono

     Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, ayaa waxaa uu maanta shaaciyay in kala badh la xidhi doono safaaradaha dibadda ee dalkiisa ku yaalla. Abiy Ahmed, ayaa...

Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Biixi, Guddoomiyaha Baanka Dhexe iyo Ururka Sariflayaashu

     Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan wada-jir ah waxaa uu la qaatay Guddoomiyaha Baanka Dhexe iyo Ururka Sariflayaasha ee Wada-jir, sida lagu...

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo Is-weydaarsaday Hadallo Kulul

     Sacuudi Carabiya iyo dalka ay xulufada yihiin ee Imaaraadka Carabta, ayaa is-weydaarsaday hadallo kulul oo ku saabsan heshiis la xidhiidha wax soo saarka shidaalka...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read