Monthly Archives: July, 2021

Cusbitaalka Dhimirka Ee Laascaanood Oo Maanta La Dhagax Dhigay

     Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka ayaa maanta magaaladda Laascaanood ka dhagax dhigay cusbitaalka loogu tallo galay xanaanaynta iyo daryeelka dadka Dhimirka ka buka. Dhagax dhiga...

Wasiirka Deegaanka Oo Ka Hadashay Dhibaato Ka Dhacday Dooxadda BIJI

Wasiirka Deegaanka      Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa sheegtay in ay xal laga gaadhay dhibaato ka taagnayd dooxa...

Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Xidhay Dufcaddii Saddexaad Ee Shaqo Qaran

     Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta u soo xidhay dufcaddii saddexaad ee barnaamijka carbiska shaqo qaran oo ku jiray xarunta dugsiga tababarka ee Dararweyne oo dhinaca...

Xildhibaannada Kulmiye: Reer Awdal Kama Tanaasulayaan Kursigii Ay Xaqa U Lahaayeen

     Qaar ka mid ah Xildhibaannada Kulmiye ee Gobolka Awdal , ayaa waxaa ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen kulan ay kaga arrisanayaan rabitaankooda ku...

Somaliland: Golaha Guurtidda Oo Dood Ka Yeeshay Xeerka Dhaqaalaha Dalka

     Mudaneyaasha golaha Guurtidda jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xeerka ganacsiga, dhaqaalaha dalka iyo maalgashiga. Waxaanay xildhibaanadii doodda xeerkaasi ka qayb qaatay soo jeediyeen...

Meherado Ganacsi oo Ay Soomaali Ku Lahayd Dalka Koonfur Afrika oo La Boobay

 Dalka Koofur Afrika gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo KwaNobuhle Township ee gobolka Eastren Cape, ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi boob xoogan loogu gaystay qaar...

Madaxweyne Biixi oo Qaabiley Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Dalka Finland

     Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Xildhibaan Suldaan Siciid Axmed oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Finland, sida...

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Digniin Adag Diray

     Taliska guud ee ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland, ayaa waxaa ay digniin adag u direen dadka ku nool deegaanada Xeebaha ee Somaliland. Waxaa sidaasi lagu sheegay...

Wiil Yar oo Ku Geeriyooday Barkad Ku Taalla Magaalada Gabiley

Home  Latest News Latest       Waxaa maanta magaalada Gabiley ka dhacay dhacdo naxdin leh, kadib markii uu Wiil Yar ku geeriyooday Barkad ku taalla deegaanka Cadda-dhaadheeray ee...

Hoobiyeyaal Caawa Lagu Garaacay Madaxtooyada Soomaaliya

Home  Latest       Wararka hada ka imanaya magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ay sheegayaan in goordhawayd hoobiyeyaal lagu garaacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya. Wararka, ayaa intaa ku daraya in Hoobiyeyaashan...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read