Monthly Archives: July, 2021

DDS Itoobiya Oo Ciidamo U Dirray Dagaalka Gobolka Tigrey

Home  Latest News Latest News DDS Itoobiya      Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cagjar, ayaa cadeeyay in ay ciidamo ka qayb qaata dagaalka ka socda gobolka...

Dhaq-dhaqaaqa Kala Iibsiga Sayladda Xoolaha Hargaysa Oo Kor U Kacay+Sawirro

Home       Waxaa maalmihii u danbeeyay dhaq-dhaqaaq weyn oo dhinaca kala iibsiga xoolaha nool ah laga dareemayay guud ahaanba Sayladaha xoolaha lagu iibiyo ee dhulka Soomaalida...

Wax Badan Ka Ogow Taariikha Xildhibaan Faratoon

     Xuldhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), waxa uu ka mid yahay xildhibaanadii golaha Wakiiladda Somaliland ee dhawaan la soo doortay. Waxaana xildhibaan Faratoon, uu ka...

Madaxweyne Biixi Oo Cafis U Fidiyay Maxaabiista Ku Xukuman Denbiyadda Fudud

  :Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhanbaal hanbalyo ah u diray guud ahaanba shucuubta islaamka ah gaar ahaana bulshadda Somaliland munaasibadda Ciidul-Adxaa awgeed. Sidaasina...

Badhasaabka Sool Oo Bulshadda Ku Hanbalyeeyay Munaasibadda Ciidul-Adxaa

     Guddoomiyaha gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa guud ahaanba bulshadda Somaliland gaar ahaana gobolka Sool ku hanbalyeeyay munaasibadda Ciidul-Adxa. Waxaanu ALLE SWT uga baryay bulshadda...

Xisbiga UCID oo Caydhiyay Cabdinaasir Qodax

Home  Latest News      Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa waxaa uu xubinimadii iyo xilkii ka qaaday xoghaye ku xigeenkii xisbigaasi Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax). Xilka qaadista...

Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Shaacisay Dagaal Ka Dhan Ah TPLF

Home  Latest       Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ku biiraan dagaalka ka dhanka ah kooxda TPLF ee maamusha gooblka Tigray...

Xildhibaan Qodax oo Ku Gacan Saydhay Xilka Qaadista Xisbiga UCID Ku Sameeyay

     Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax), ayaa waxaa uu ku gacan saydhay xilka qaadista uu xisbiga UCID maanta ku sameeyay. Xildhibaan Cabdinaasir Qodax, ayaa waxaa uu...

Madaxweyne Biixi oo Warqad Qoraal Ah U Diray Joe Biden

     Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa warqad qoraal ah u diray Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden, isagoo qoraalkiisa ugu faahfaahiyey siyaabaha ay wax u...

Gollaha Guurtida oo Xukuumadda Ugu Baaqday Maalgelinta Wershada Sibidhka Berbera

   Golaha Guurtida Somaliland, ayaa waxaa ay xukuumadda iyo ganacsatada dalka u soo jeediyay in la kiciyo wershada Sibidhka ee Berbera taasi oo xidhan muddo...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read