Cusbitaalka Dhimirka Ee Laascaanood Oo Maanta La Dhagax Dhigay
Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka ayaa maanta magaaladda Laascaanood ka dhagax dhigay cusbitaalka loogu tallo galay xanaanaynta iyo daryeelka dadka Dhimirka ka buka. Dhagax dhiga cubsitaalka Dhimirka Laascaanood waxaa agaasimaha…
