Wasiirka Deegaanka Oo Daah-furtay Shirka Dib U eegista Isbedelka Cimilada
Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka daah-furtay shirka qorshaha dib u eegista isbedelka cimilada qaranka. Marwo Shukri Xaaji Ismaacil Baandare, waxaa furitaanka kulankaasi…
