Wasaaradda Deegaanka Oo Xidhay Seeraha Ban-cawl Ee Togdheer
Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta shaacisay in ay dib u xidhay seeraha Ban-cawl ee gobolka Togdheer. Xidhitaanka seeraha Ban-cawl ayaa looga dan leeyahay maadaama uu curtay…
