Xukuumadda oo Amar Cusub Ku Soo Rogtay Telefiishanada iyo Shirkadaha Cable-lada Bixiya
Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo teknoolojiyadda Somaliland, Cabdiweli Sh. Cabdilaahi Suufi, ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu amaro cusub ku soo rogay Telefiishanada iyo Shirkadaha Cable-lada Bixiya. Wareegtadan uu soo saaray…
