Somaliland oo Caalamka U Soo Bandhigtay Hungada Soomaaliya Ka Taagan Tahay Kalitalisnimada Farmaajo
Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay ka xun tahay qaska Siyaasadeed iyo Dimuqraadiyad la’aanta ka jirta dalka la dariska ah ee Soomaaliya. Sidaasna waxa lagu sheegay War-murtiyeed ka soo baxay Wasaaradda…
