Somaliland Oo Ka Qayb Galaysa Shirka Dhalinyaradda Afrika Ee Kigali
Waxaa maanta si rasmiya uga furmay magaaladda Kigali ee caasimadda dalka Rwanda shirka dhalinyaradda qaaradda Afrika. Shirkaasi waxaa ka qayb galay masuuliyiin iyo dhalinyaro ka kala socota wadamadda qaaradda Afrika.…
