Guddiga Kala Xulista Murashaxiinta Waddani Oo Soo Gebagabeeyay Hawshoodii
Guddiga kala xulista murashaxiinta u tartamaya goleyaasha Wakiiladda iyo Deegaanka ee xisbiga Waddani ayaa shaaciyay in ay soo gebagabeeyeen hawshii kala xulista murashaxiinta. Kadib markii ay guddigaasi kala haadinta xubnaha…
