Monthly Archives: March, 2021

Wajaale; Beelo Taageero Balaadhan U Muujisay Musharixiinta Maxamed Cismaan Liimo Iyo Eng Maxamed Dayib

Waxgaradka, Dhalinyarada, iyo haweenka Beesha fiqi jibriil oo kamid ah beelaha dega gobolka gabiley iyo Deegaanada itoobiya ayaa munaasibad balaadhan oo ay Habeenkii xalay...

DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Soo Kormeeray Dhismaha Wadooyin Laami Ah Oo Ay Ka Hirgalinayaan Magaalada Wajaale

Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xoghayaha dawlada iyo xubno katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa manta kormeer kusoo maray dhismaha wadooyin casri ah oo...

Guddida Xallinta Khilaafaadka Musharixiinta Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Cabashooyin Kasoo Gaadhay Qaabka Wax Loo Xulay.

Gudida xalinta khilaafaadka musharixiinta xisbiga wadani ayaa ka hadlay cabashooyin kazoo baxay qaabkii ay wax uxuleen murano udhexeeyay musharixiinta qaar laqaatay iyo kuwo laga...

Warbaahinta Imaaraadku Maxay Ku Sheegtay Shaqada Wakiilkii Uu Madaxweyne Biixi Ka Guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga? Dubai (W,N)-Warbaahinta Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa wax ka

Warbaahinta Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa wax ka qortay Wakiil Dawladda Imaaraadka Carabtu u soo Magacowday Somaliland, kaasi oo Toddobaadkan uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi...

Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Ismaaciil Mire Maxamed Oo Ku Geeriyooday Hargaysa

: TACSI MADAXWEYNE: 18/03/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda...

DAAWO;-Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Kulan La Yeeshay Waalidiinta Ardayda Waxka Barata

Maamulka guud ee dusgiyada nuuraadiin Ayaa Maanta kulan la qaatay waalidiinta ardayda waxka barata dugsiyada Nuuraadiin gaar ahaan qaybtii maalintii dhawayd ardayda gadoodsani burburiyeen...

Dawlada Itoobiya Oo Ogolaatay Baadhitaan Ay Hore Uga Diidaneyd Qaramada Midoobay In Lagu Sameeyo Gobolka Tigrey

Madaxa xuquuqul insaanka Qaramada Midoobey Michelle Bachelet ayaa ogolaatay codsigii Ethiopia ee oo ku saabsanaa in si wadajir ah baadhitaan loogu sameeyo woqooyiga gobolka...

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qayb-Galay Madal Ay Shirkadda Somtel Ku Daah-Furtay Saamiyo Cusub oo Ay Muwaadiniinta Siisay

     Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay Daah-furka munaasibad ay shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee SOMTEL muwaadiniinta ugu oggolaatay fursad ay saamiyo...

Murashaxiinta Goleyaasha Deegaanka UCID Oo Komishanka Loo Gudbiyay

     Xogta murashaxiinta ka sharaxan xisbiga UCID ee u tartamaya goleyaasha deegaanka dalka ayaa maanta loo gudbiyay komishanka doorashooyinka. Xubnaha murashaxiinta ah oo tiradoodu dhamayd 196...

Kulmiye Oo Komishanka Doorashooyinka U Gudbiyay Murashaxiinta Uga Tartamaya Degmooyinka

     Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa shaaciyay in ay maanta u gudbiyeen komishanka doorashooyinka xogta, ama faylasha murashaxiinta xisbigaasi uga tartamaya degmo-doorashooyinka dalka. Iyadoo ay...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read