Monthly Archives: March, 2021

Guddiga Kala Xulista Murashaxiinta Waddani Oo Soo Gebagabeeyay Hawshoodii

     Guddiga kala xulista murashaxiinta u tartamaya goleyaasha Wakiiladda iyo Deegaanka ee xisbiga Waddani ayaa shaaciyay in ay soo gebagabeeyeen hawshii kala xulista murashaxiinta. Kadib markii...

Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Heerka Covid-19 iyo Tallaalkiisa oo Dalka La Keenay

     Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu ka warramay heerka xanuunka Covid-19 dalka ka gaadhay tan iyo bishii maarso ee sannadkii hore oo...

Dalagyadii Ugu Badnaa Oo Ka Soo Go’ay Mashruuca Banka Wajaale

Home       Wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta ku wareejisay haayadda ka hor tagga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka midhaha dalagyo kala duwan oo laga beeray mashruuca...

Hargaysa: Kulan Masuuliyiinta Lagu Barayo Dastuurka iyo Waddaniyadda

Home  Latest       Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland ayaa kulan hawleed ku saabsan barashadda dastuurka iyo waddaniyadda ka furay magaaladda Hargaysa. Kulankaasi ayay u  jeedadiisu...

Boqol iyo Toban Kun oo Qoys in ka Badan ayaa Maanta Dadkeena u Baahan Gurmad Deg-deg ah”

“Boqol iyo Toban Kun oo Qoys in ka Badan ayaa Maanta Dadkeena u Baahan Gurmad Deg-deg ah”      “Dadkeena reer-guuraaga ah %70 way harraadan yihiin” Madaxweynaha oo...

Xoghayaha Warfaafinta UCID Oo Farriin U Diray Masuuliyiinta Xisbiga Ee Goboladda

Xoghayaha Warfaafinta UCID Oo Farriin U Diray Masuuliyiinta Xisbiga Ee Goboladda By admin - March 16, 2021 0 172      Xisbiga mucaaradka ee UCID ayaa fariin ku aadan arrimaha doorashooyinka u diray...

Tirada Bukaanada Cisbitaaladda Somaliland U Jiifa Xanuunka Covid-19 oo La Shaaciyay

Home  Latest News Latest News Tirada Bukaanada Cisbitaaladda Somaliland U Jiifa Xanuunka Covid-19 oo La Shaaciyay By Wararka Maanta - March 16, 2021 0 1025      Hargeisa (Hargeisa Press) – Agaasimaha guud ee wasaaradda...

Booyadaha Biyaha Oo Ka Cabanaya Korodhka Qiimaha Shiidaalka

Zx?ogan ee  maalmahaanba ka soo yeedhaysa gaadiidleyda kala duwan ee shacabka ee ku nool dalka ee la xidhiidha kor u kaca ku yimid qiimaha...

Hargaysa: Beel Qado-sharaf Ku Maamustay Hogaanka Xisbiga WADDANI

     Xubno kamida qurbo-joogga Beesha Toljecle, ayaa munaasibad Munaasibad Qado-sharaf ugu sameeyey Magaalada Hargeysa hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI. Munaasibadan waxaa soo qaban...

Dalalka Germany, France, Italy iyo Spain oo Joojiyay Isticmaalka Tallaalka AstraZeneca

     B Dalalka Germany, France, Italy iyo Spain ayaa hakiyay isticmaalka tallaalka COVID-19 ee ay sameysay shirkadda AstraZeneca, kadib markii ay soo baxeen warbixino sheegaya waxyeellooyin...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read