Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa xukuumadda talladda Somaliland haysa ku dhaliilay in ay ka gaabisay wax ka qabashadda korodhka ay shirkadaha soo dejiyaa...
Wakiilka Taiwan u fadhiya Somaliland Allen C. Lou ayaa soo dhaweeyay Wakiilka Imaraat ku u soo magacabay Somaliland.
Wakiilka Taiwan ayaa qoraal uu ku qoray...
Home
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Hague ee dalka Holand uu ka bilaabmo dhageysiga dacwada muranka badda ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya.
Qareenada matalaya...
Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in ay samaynayo Sahamin lagu ogaanayo tirada dadka uu haleelay Xanuunka Covid-19.
Sahamintan oo ay gacan ka gaysanayso hay`adda caafimaadka...
Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Cabdiiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylic), ayaa shaaciyay in uu ku dhacay xanuunka safmarka ah ee Coronavirus.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa sidan...
Home
Gaadiidleyda ka dhex shaqeeya magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa cabasho xoogan ka muujiyay qiimaha lagu iibiyo shiidaalka oo ay sheegeen inuu si...