Monthly Archives: March, 2021

Somaliland: Guurtidda Oo Dood Ka Yeeshay Rebshadihii Ka Dhacay Dugsiyadda Gaarka Loo Leeyahay

Home  Latest News      Golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xaaladaha guud ee amniga ee caasimadda Hargaysa iyo dhacdooyinka inta badan ka dhaca iyo...

Kenya Oo Ka Baxday Dhageysiga Dacwadda Badda Ee U Dhaxaysa Soomaaliya

     Dawladda Kenya ayaa si lama filaan ah isaga baxday dhageysiga kiiska muranka Badda ee ka dhaxeeya Soomaaliya. Sida ay warbaahinta Kenya ku warantay dawladda Kenya...

Hargaysa: Munaasibad Lagu Shaacinayay Murashax Maxamed Boqor Axmed Iimaan+Sawirro

     Waxaa maanta magaaladda Hargaysa lagu qabtay munaasibad lagu shaacinayay murashax Maxamed Boqor Axmed Iimaan, oo u sharaxan golaha deegaanka caasimadda Hargaysa, kana sharaxan xisbiga...

Guddoomiyaha WADDANI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gabiley

     Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Gabiley. U jeedada socdaalka weftiga uuhogaaminayay C/raxmaan...

Madaxweynaha Jsl Oo Waraaqda Aqoonsiga Ka Gudoomay Wakiilka Imaaraadka Carabtu U Soo Magacawday Somalilan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka gudoomay waraaqda aqoonsiga wakiilka Imaaraadka Carabtu u soo magacaabay Jamhuuriyadda Somaliland, Amb, Abdulla Alnaqbi. Wakiilka...

Walaahi bilaahi gacan baanu wax kaga qabanaynaa haday xishoon waayaan”

     Guddiga nabadgeliyadda ee gobolka Togdheer ayaa soo saaray go’aamo lagu joojinayo barnaamijyo mada-daalo ah oo ay qabtaan hudheeladda magaaladda Burco. Waxaanay guddigu wacad ku mareen...

“Burco ama waxay noqon doonntaa Somaliland ama meel maamul goonniya leh”…

     Mulkiilaha hudheelka Isha Burco oo ku yaalla magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer Jaamac Maxamuud Aadan (Jaamac-karaaciin), ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay go’aamo...

Machadka IPCS oo Shir Caalami Ah Ku Soo Bandhigay Xasuuqii Somaliland Ka Dhacay

     Xubno ka tirsan Machadka Nabadda iyo Daraasaadka Khilaafaadka ee Jaamacadda Hargeysa ayaa xasuuqyadii ka dhacay Somaliland ku soo bandhigay shir caalami ah oo loo...

Guddoomiyaha Waddani Oo Ka Hadlay Xaaladda Wadamadda Geeska Afrika

     Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in ay taageerayaan wadahadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. C/raxmaan Maxamed C/laahi (cirro), waxa uu tilmaamay in...

Guddida Doorashooyinka oo Wakhti Kama Dambays Ah U Qabtay Saddexda Xisbi Qaran

     Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa wakhtiga kama dambaysa ah u qabtay Saddexda Xisbi qaran in ay ku soo gudbiyaan liisaska Murrashaxiinta goleyaasha Deegaanka. War qoraal...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read