Somaliland: Tiradda Kiisaska Covid-19 Oo Todobaadkan Si Weyn U Korodhay
Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in ay maalmahan aad u soo kordheen faafitaanka iyo kiisas aad u fara badan oo xanuunka Coronavirus ah. Waxaanay wasaaradu sheegtay in todobaadkii u danbeeyay…
