Monthly Archives: February, 2021

DAAWO;-Hoodo Garays Oo Ka Warbixisay Jidh Dil Iyo Xadhig Ay Kula Kaceen Ciidanka Booliska Somaliland + Dhaawacyada Ay Qabto!

Saxafiyad Hoodo Garays oo ah gabadh Caanka Ah gayiga somalida ayaa ka warbixisay xadhig iyo jidh dil fool Xun oo ay ciidamada booliska Somaliland...

Urur Gobaleedka IGAD Oo Warbixin Ka soo Saaray Rabshadihi Magaalada Muqdisho ka dhacay maalintii Shalay

Urur Gobaleedka IGAD Oo Warbixin     .6      ra soo Saaray Rabshadihi Magaalada Muqdisho ka dhacay maalintii Shalay iyagoo canbaareeyay sheegayna in ay aad uga xunyihiin in dad...

DAAWO;-Waxgaradka Iyo Haldoorka Beelaha Harti Oo Munaasibad Ay Ku Taageerayaan Musharax/Xil Axmed Cabdi Muuse Ku Qabtay Magaalada Hargaysa .

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dowlad ku-meel gaadh ah ugu yeedhay dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kadib markii dhammaan hay’adaha dowladda uu...

DAAWO;-Waxgaradka Iyo Haldoorka Beelaha Harti Oo Munaasibad Ay Ku Taageerayaan Musharax/Xil Axmed Cabdi Muuse Ku Qabtay Magaalada Hargaysa .

-Waxgaradka, Aqoonyahanka, siyaasiyiinta iyo Haweenka beelaha harti ayaa munaasibad balaadhan oo ay ku Taageerayaan musharax Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini) Oo ka sharaxan xisbiga...

Qaramada Midoobay oo walaac xoogan ka muujisay xiisadaha ka taagan Muqdisho

     Mugdisho— Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacayay xalay iyo saakay oo jimco ah. Waxay ugu baaqeen deganaan iyo...

Guddoomiyaha Sool Oo Bulshadda U Diray Fariin Ku Aadan Covid-19

     Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa uga digay bulshadda in ay ka feejignaadaan xanuunka Covid-19 oo soo laba kacleeyay. Waxaanu faray bulshadda in ay ilaaliyaan waxyaabaha lagaga...

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadlay Laba Kaclaynta Covid-19

     Wasiirka caafimaadka Somaliland ayaa sheegay in caabuqa Coronavirus uu mar kale ku soo laba kacleeyay dalka. Waxaanu bulshada uga digay in ay ka feejignaadaan xanuunkaasi...

Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL Ayaa Ka Qayb-Galay Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland + SAWIRRO

    Madaxweyne ku-xigeenka JSL Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb-galay xuska maalinta dhalinyarada Somaliland, taas oo ku astaysan maalintii ay dhagaxa sameeyeen dhalinyaradii u...

Siyaasiyiin Reer Somaliland ah Oo Qoomameeyay In Dalku Saddex Xisbi Yeesho Iyo Sobobta

Siyaasiyiinta kala ah Dr Maxamed cabdi Gaboose ,Maxamuud xaashi cabdi Iyo  Prof ismaaciil hure bubaa oo madal casuumada ayaa ka hadlay marxaladihii ay Somaliland...

Dalka Koonfur Afrika Oo Lagu Soo Bandhigay In Somaliland Ay Xaq U Leedahay Qadiyada Madax-banaanideeda Oo Ay Haysato Sharciyad Caalami Ah

Xisbiga South African Communist Party SACP ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in Somaliland ay xaq u leedahay go’aaminta qadiyada madax-banaanideeda. Isla markaana ay...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read