Monthly Archives: February, 2021

Dawlada Maraykanka Oo Digniin Udirtay Muwaadiniinteeda Ku Sugan Magaalada Muqdisho

Safaarada dalka maraykanku ku leeyahay dalka somaliya gaar ahaan caasimad muqdisho ayaa muwaadiniinteeda ku sugan muqdisho uga digay in ay ka agdhawaadaan goobaaha maalinta...

omaliland Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiish Dhinaca Abniga Labada Dal Ah.

Wafti Uu Hogaaminayay Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland oo uu Weheliyaan xeer ilaaliyaha guud ,badhasaabka gobolka salal iyo safiirka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti ayaa...

Xisbiga KULMIYE oo Aqbalay Murrashaxnimada Aqoonyahan Cabdiqaadir Camash oo u tartamaya golaha deegaanka Gabiley +SAWIRRO

     Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa si rasmi ah u aqbalay murrashaxnimada Aqoonyahan Cabdiqaadir Muxumed Guuleed Camash oo u tartami doona golaha deegaanka ee...

Wasaaradda Waxbarashadda Oo Damaanaq Qaaday Dhaqaalaha Waxbarashadda Ayaan Yuusuf

     Wasaaradda waxabarashada Somaliland ayaa maanta shaacisay in ay  kalaafo qaaday dhaqaalaha ku baxaya waxbarashadda Ayaan Yuusuf Maxamed, oo ah gabadh da’ayar oo dhawaan laga...

Guddoomiye Ku-Xigeenka Sool Oo Ka Warbixiyay Qaadashadda Kaadhka Codbixinta

     Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Sool Saleebaan Diiriye Cabdi, ayaa ka warbixiyay halka ay marayso  qaadashadda kaadhka codbixinta  gobolkaasi iyo gobolo kale ka bilaabantay. Waxaanu sheegay in...

“C/rasaaqinii hore ayaan ahaanayaa idinkuna garta in aan Agaasime idiin ahay”…

     Agaasimaha cusub ee telefishanka qaranka Somaliland C/rasaaq Cismaan Maxamed, ayaa  balan qaaday inuu xilka loo igmaday si haboon u gudan doono intii awoodiisa ah...

Guddoomiyaha UCID Oo Dhaliilo U Jeediyay Madaxweyne Biixi iyo Xukuumadiisa

     Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID  ayaa ku eedeeyay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi inay faro gelin ku hayso hanaanka soo xulista murashaxiinta gaar ahaana...

Wasaaradda Isgaadhsiinta Oo Soo Bandhigtay Adeeg Midaynaya Xogaha Haayadaha Dawladda

     Wasaaradda isgaadhsiinta tignoolajiyadda Somaliland ayaa soo bandhigtay adeeg cusub oo midaynaya nidaamyadda kala duwan ee ay haayadaha dawliga ah u shaqeeyaan. Adeegaasi oo ah mid...

acag Foojeri ah Oo La Sheegay In Ay Soo Gashay Suuqyadda Magaaladda Hargaysa

     Waxaa maanta gebi ahaanba ay sarifleyaasha magaaladda Hargaysa joojiyeen in ay sarifaan lacagta dollarka Maraykanka ah. Sidoo kale dukaamadda iyo meheradaha ganacisga ee isla magaaladda...

Sool: Dugsiyadda Dawliga ah Oo Loo Qaybiyay Buugaagta Manhajka Somaliland

     Wasaaradda waxxbarashadda Somaliland ayaa buugaagta manhajka dawladda u qaybisay dugsiyadda dawliga ah ee  gobolka Sool. Qaybinta buugaagtaasi ayaana maanta laga bilaamay dugsiyadda ku yaalla gudaha...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read