Monthly Archives: February, 2021

Mashruuca Timir Qaybinta Gobolka Maroodijeex Oo La Soo Gebagabeeyay

       Waxaa maanta la soo gebagabeeyay barnaamij Timir loogu qaybinayay dadka baahan iyo qoysas dan yar  ah oo muddo laga wadday gobolka Maroodijeex. Timirtaasi oo ay...

Guulaha Diblumaasiyadeed iyo Waxqabadka Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed ku Talaabsaday… Iskaashiga, Hirgelinta Mashaarico Horumarineed… Danjire Abdifatah

Guulaha Diblumaasiyadeed iyo Waxqabadka Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed ku Talaabsaday... Iskaashiga, Hirgelinta Mashaarico Horumarineed... Danjire Abdifatah Safiirka Somaliland u fadhiya...

DP World Oo Shaacisay Kharashka Ku Baxaya Mashaariic Ay Ka Fulineyso Somaliland

Madaxa Golaha maamulka DPWorld ahna Madaxa fulinta Suldaan Axmed bin Saliim oo u warramay Wakaalada Wararka Imaratka ee WAM ayaa waxa uu sheegay in...

Madaxwaynaha Dalka Turkiga Eedo Culus Ujeediyay Maraykanka

Madaxwaynaha dalka turkiga Rajib Dayib ordugan ayaa eedo culus ujeediyay dalka maraykanka isagoo sheegay in uu taageerayo kooxa xagjirka ah ee kuurdiyiinta HALKAN KAGA BOGO...

DAAWO;-Gudoomiye Axmedyaasiin Sheikh Cali Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Munaasibadii Xisbiga Wadani Ku Qaabiley

Gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada somaliand axmed yaasiin sheikh cali ayaanle oo wata boqolaal kamid ah taageeryaashiisa ayaa  manta xisbiga wadani usameeyay munaasibad uu kuso...

Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan Layeeshay Madaxda Xisbiyada,Xeer Ilaalinta Iyo Xafiiska Imtixaanaadka!

Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta kula la yeeshay Saddexda Xisbi Qaran, Wasaarada Waxbrashada, Guddida Tacliinta Sare, Wasaaradda Maaliyada, Wasaradda Caafimaadka, Xeer-Ilaalinta Qaranka & Hay’ada...

Ciidamada Booliska Somaliland, Oo Xabsiga Utaxaabay Afar Qof Oo La Sheegay In Ay diinta Kiristaanka Faafinayeen.

21-kii bishii hore, ayaa Ciidammada Boolisku waxay Magaalada Hargeysa ku xidheen lamaane Magacyadooda lagu sheegay Maxamed Iyo Xamdi oo uu la socday Ilmo yar...

ogo Cusub Oo Iftiimiyay Halka Ay Ku Dambeeyeen Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Tabobar Ciidan Loogu Qaaday Dalka Eritrea

Barnaamijka Galka Baadhista ee Idaacadda VOA qaybteeda Soomaaliyga, ayaa lagu soo bandhigay xogo dheeraad ah oo la xidhiidha Dhalinyaro Soomaali oo dowladda Soomaaliya tabobar...

Qaar Ka Mida Shaqaalaha W. Warfaafinta Oo Abaal-marino La Guddoonsiiyay

     Xubno ka tirsan wasaaradda shaqaalaha wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa maanta abaal-marino la guddoonsiiyay. Shaqaalahaasi oo tiradoodu dhamayd 30 qof oo ka kala hawl gala waaxyaha...

Diiwaangelinta Shaqaalaha D/Hoose Ee Hargaysa Oo La Daah-furay

     Munaasibadda daah-furka diwaangalinta shaqaalaha Dawlada Hoose ee Hargaysa ayaa maanta lagu qabtay  xarunta dawladda Hoose ee magaaladda Hargaysa. Waxaana kasoo qayb galay wasiir ku xigeenka...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read