Monthly Archives: February, 2021

Wasaaradda Warfaafinta Oo Iska Difaacday Dhaliillo Uga Yimid Mucaaradka

     Wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa iska difaacday eedaymo ay u jeediyeen xisbiyadda mucaaradku oo la xidhiidhay in agaasimihii hore ee TV-ga qaranka xilka laga qaaday...

Wasaaradda Deegaanka Oo Boorama Ku Qabatay Wacyigelinta Ka Ganacsiga Harimacadka

    Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta magaaladda Boorama ka daah-furtay barnaamijka wacyigelinta la dagaalanka sharci darrada ah ee duur joogta. Barnaamijkaasi oo...

Hargeysa: Qaddo Sharaf Loo Sameeyay Agaasimaha Cusub ee TV-ga Qaranka Somaliland

     Masuuliyiinta iyo wariyeyaasha ka hawl gala telefishanadda madaxa banaan ee Somaliland ayaa Qaddo sharaf u sameeyay agaasimaha cusub ee TV-ga qaranka Somaliland. Munaasibadda Qadadda ahayd...

Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad Ee G. Wakiiladda Oo Ku Biiraya Xisbiga Waddani

     Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa shaaciyay inuu ku biirayo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani. Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, waxaanu sheegay in kadib...

“Gaadhiga ka yimaadda Puntland ee la qabto Somaliland ayaa la wareegaysa

Home       Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta deegaamo ka tirsan degmadda Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag ka fulisay hawl-gallo lagu bur-burinayay Dhuxul fara...

Dadweynaha Sool way u heelan yihiin lacagta Somaliland in la”

     Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa sheegay in deegaamo ka tirsan gobolkaasi ay markii u horaysay ka qabsoontay diiwaangelintii codbixiyeyaasha ee dhawaan dalka laga hirgeliyay. Deegaamadaasi oo...

Agaasimaha W. Warfaafinta Oo Kulan La Qaatay Isku-duweyaasha Goboladda

     Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa maanta kulan la qaatay Isuduweyaasha gobolada dalka Ee wasaaradaasi. Kulankaas oo ka...

Raysal Wasaarraha Soomaaliya Oo Magacaabay Guddiga Qaban Qaabadda Shirka Wada tashiga

     Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka...

Trump oo Ka Baxsaday Markii Labaad Maxkamaddayntii Guurtida Ee Dimuqraadiyiinta, Muxuu Xaalkiisu Ku Danbayn Doonaa

     Madaxweynihii hore ee lagaga adkaaday doorashadii Maraykanka ee natiijadeedu muranka baddan dhalisay, Trump, ayaa markii labaad dirqi kaga baxsaday Dimuqraadiyiinta. Trump, waxa dacwada markii labaad...

Xilliga Uu Qabsoomayo Shirweynaha Gollaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani oo La Shaaciyay

     Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa shaaciyay xilliga uu qabanayo shirkiisa gollaha dhexe. Sidaana waxa warbaahinta u sheegay maanta Cismaan Af-gaab oo ah guddoomiyaha gollaha...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read