Monthly Archives: February, 2021

Ujeedadda Kulan Laba Geesood Ah oo Dhexmaray Wasiirka Biyaha, Badhaasabada iyo Maayirada Dalka

     Wasiirka wasaaradda horumarinta khayraadka biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta kulan la yeeshay badhasaabada iyo maayirada gobolada dalka. Kulankan oo uu shirgudoominayey Wasiirka wasaaradda...

Somaliland oo Qaramada Midoobay U Dirtay Dhukumanti Ka Kooban 7 Bog

     Xukuumadda Somaliland, ayaa Qaramada Midoobay la wadaagtay Habka ay doonayso inay u wada shaqeeyaan, ka dib markii Khilaaf culus soo kala dhex galay Xukuumadda...

Somaliland: Baabuur Oo Lagu Wareejiyay Wasaarradaha Caafimaadka iyo Waxbarashadda

     Wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland ayaa maanta 7 baabuur ku wareejisay wasaarradaha caafimaadka iyo waxbarashadda. Baabuurtaasi ayaa laga maalgeliyay kharashka lagu soo iibiyay sanduuqa horumarinta Somaliland...

Jaamacadda Carabta Oo War Ka Soo Saartay Xaaladda Ismarinwaaga ah Ee Doorashada Soomaaliya.

Ururka jaamacada carabta ayaa ka hadlay qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan doorashada somaliya iyo ismarinwaaga xukuumada fadaraalka ah,maamul goboleedyada qaarka iyo badi musharixiinta madaxwaynaha...

DAAWO;-Abwaan Weedhsame Iyo Nuxurka Hadalkii Uu Ka Jeediyay Bandhiga Suugaaneedkii Abwaan Abees. “

“Waxaan Ku faraxsanahay In Cabdiraxmaan Abees, Isdhiibi Waayay In Halkii Lays Yidhi Mariya La Marin Kari Waayay”Abwaan Weedhsame Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Oo ka...

Sheekh Rusheeye Oo Sheegay In Booliska Somaliland Soo Samato-bixiyeen Carruur Uu Dhalay Oo Hargeysa Lagu Afduubay

Sheekh Rusheeye oo ka mid ah Culimada Soomaalida ee Dadka ku daweeya Qur’aanka isla-markaana deggan Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in la afduubay 5 Carruur...

Maxkamadda ICJ Oo War Kasoo Saartay Wakhtiga Loo Mudeeyay Dacwadda Badda Ee U Dhaxaysay Kenya Iyo Soomaaliya

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee loo soo gaabiyo ICJ ayaa diiday codsigii ay dowladda Kenya u gudbisay maxkamadda kuna dalbatay in dhagaysiga dacwadda...

Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Maanta Lagu Aasay Hargaysa

subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa ka hadlay geerida kutimid suldaankii guud ee beelah asomaliland suldaan maxamed cabdiqaadir oo habeenkii xalay...

Beesha SAMANE CABDALE Oo Xisbiga Waddani Ku Wareejisay Musharixiintii Uga Qeyb Galaysay Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deeganka + SAWIRRO

     Madax dhaqameedka Siyaasiyiinta Iyo Aqoon Yahanka  Beesha SAMANE Cabdle  ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah  xisbiga mucaaridkah ee Waddani ay ugu gudbisay musharaxiinta beeshaas u meteli...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir + SAWIRRO

     Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo badhtamaha caasimadda Hargeysa loogu sameeyey suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo kamid ahaa...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read