Ujeedadda Kulan Laba Geesood Ah oo Dhexmaray Wasiirka Biyaha, Badhaasabada iyo Maayirada Dalka
Kulanka Wasiirka Biyaha, Badhaasabada iyo Maayirada Dalka Wasiirka wasaaradda horumarinta khayraadka biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta kulan la yeeshay badhasaabada iyo maayirada gobolada dalka. Kulankan oo uu shirgudoominayey…
