Dowladda Ingiriisku Maxay Ka Tidhi Saldhiga Milateri Ee La Sheegay In Ay Ka Samaysanayso Somaliland?
Safiirka dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Amb. Ben Fender ayaa ka hadley mowqifkooda gooni isku taaga Somaliland, arrimaha doorashooyinka ee Somaliland iyo Soomaaliya, wada-hadalada laba dal iyo arimo kale. Amb.…
