Monthly Archives: January, 2021

Diiwaanka Xisbiyada Siyaasadda Itoobiya oo Laga Saaray TPLF

     War ka soo baxay guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba diiwaanka Xisbiyada dalkaasi laga saaray TPLF oo ah xisbi ay...

Xukuumadda Somaliland oo Saylac Ku Xidhay Markab iyo Kalluumaysato Shisheeye

     Wararka naga soo gaadhaya magaalada Saylac ayaa waxaa ay sheegayaan in Xukuumadda Somaliland ay halkaasi ku xidhay Markab Kalluumaysi oo si sharci daro ah...

Kulan Duco iyo Baroor-diiq Ah oo Hargeysa Loogu Sameeyay Marxuumad Shugri Xariir

     Ururka Gabdhaha Suxufiyiinta ah ee Somaliland ee WIJA, ayaa Kulan Duco iyo Baroor-diiq ah Hargeysa ugu Sameeyey Allaah ha u naxariistii Shugri Xariir Ismaaciil...

Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Biixi oo Sheegay In Aanay Dalka GAAJO Ka Jirin, Xilli Nolosha Bulshadu Sii Adkaanayso

 Wasiirka Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Mustafe Maxamuud Cali (Godane), ayaa sheegay in aanay dalka ka jirin wax Gaajo ah, balse Mushkiladda ugu...

Mareykanka oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay In Uu Ciidamadiisa Kala Baxay Soomaaliya

     Taliska militariga Maraykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey in la dhammaystiray bixitaankii ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya. Afhayeenka AFRICOM Gaashaanle Sare...

Doonyo Kalluumaysi oo Ku Degay Xeebaha Somaliland

     Laba Doonyood oo kuwa Kalluumaysiga ah, ayaa ku degay meelo kala duwan oo ka mid ah Xeebaha Somaliland. Sidaana waxa Warbaahinta u sheegay qaar ka...

Xukuumadda oo Go’aano Ka Soo Saaraysa Booyadaha Biyaha

      Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland, mudane Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in booyadaha biyaha dhaamiya ay caqabad ku yihiin wax-soo-saaka dalagyada dhinaca beeraha. Wasiirku waxaa...

Mid Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley oo Isku Soo Sharaxay Golaha Wakiilada Somaliland

     Hargeisa Xildhibaan Iid Xasan Cabdi oo ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Gabiley ayaa waxaa uu shaaciyay in uu u sharaxanyahay doorashada golaha...

Soomaaliya oo Khatar Ugu Jirta Khilaafka Doorashada iyo Ka Bixitaanka Ciidamada Mareykanka

     Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in khilaafka sii xoogeysanaya ee doorashada Soomaaliya uu halis galinayo horumarkii uu dalka ka sii gaadhayay dhinaca xasiloonida. Waxay sheegtay in...

Cabdillaahi Jawaan oo Sharraxay Jidka Furan Haddii Baarlamaanku Diido Ansixinta Xilliga Loo Muddeeyey Doorashada Somaliland

Home  Latest News Latest News      Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi-Jawaan), ayaa Ka Hadlay Waxa uu Xalku noqonayo haddii ay Golayaasha Baarlamaanka Somaliland Ansixin waayaan Wakhtiga laysla...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read