Monthly Archives: January, 2021

Ciidamada Booliska oo Xabsiga Dhigay Samsam Ismaaciil Cartan oo Dhowaan Gabadh Yar oo U Shaqaynaysay Muuqaal Ka Duubtay

      Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa xabsiga dhigay Haweenay Muuqaal ka duubtay, isla markaana Baraha Bulshada ku baahisay Gabadh Yar oo u shaqaynaysay. Haweenaydan oo lagu magacaabo...

“Dawladu Waa inay Joojiso xadhiga iyo Cabsi Gelinta suxufiyiinta” guddoomiyaha SOMA

     Gudoomiyaha Ururka Midowga Mareegaha Saxaafadda Somaliland ee Somaliland Online Media Association (SOMA) Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale), ayaa cambaareeyey Xadhiga uu Maayirka Magaalada Boorame Saleebaan...

Taariikh Kooban: Mid Ka Mid Ah Gabdhihii Ugu Horeeyay Ee Ka Hadla Radio Hargeysa oo Geeriyootay

     HShugri Xariir Ismaaciil, Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda Warfaafinta Somaliland, islamarkaana Hargeysa ku geeriyootay shalay ayaa muddo ku soo jirtay siyaasadda iyo warbaahinta. Shukri...

Biden oo Saxeexaya Digreetooyin Qaarkood Saameynaya Soomaalida

     —Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa inuu saxeexo dhowr digreeto saacadaha ugu horreeya, marka xilka loo caleema saaro Arbacada soo...

Wasaaradda Ciyaaraha oo Ciyaartooyadda Ka Mamnuucday Magacyada Shisheeye

     Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland sheegtay in ay joojisay diiwaangelinta ciyaartooyga leh magacyadda shisheeye. Balse ciyaartooyga loo ogol yahay in loo diiwaangeliyo magaciisa dhabta ama...

Badhasaabka Sool Oo Ka Hadlay Gebagebadda Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Gobolkaasi

     Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa ka hadlay diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo ka soo dhamaatay gobolkaasi. Iyadoo diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo muddo todobaad ah ka socotay...

Xukuumadda oo Soo Dhaweysay Hadalkii Stephen M. Schwartz Uu Dowladda Maraykanka Ugu Soo Jeediyey Inay Qunsuliyad Ka Furato Somaliland

     Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhawaysey hadalkii dhowaan ka soo yeedhay Safiirkii hore ee dowladda Maraykanka u fadhiyey Soomaaliya  Amb. Stephen M. Schwartz ee ku...

Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato Ceelal Biyood Jabay Ee Gobolka Gabiley

Masuuliyiin katirsan xisbiga wadani o uu horkacayo siyaasi xamse khayre ayaa  manta booqday laba ceel biyood oo ku yaala gobolka gabiley oo jabay iyo...

Ciidamada Mareykanka Oo Maanta Ka Wada Baxaya Soomaaliya

     Dhammaan ciidamada Mareykanka ah ee ku sugan Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Jimce ah, 15-ka bisha January, isaga baxaan Soomaaliya. Taliska milatiga...

Xudun: Axmed Awoowe Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Golaha Wakiiladda

Home  Latest News Latest News Xudun: Axmed Awoowe Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Golaha Wakiiladda By admin - January 15, 2021 0 113 Xudun (HP): Waxaa maanta magaaladda Xudun ee gobolka Sool...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read