Monthly Archives: January, 2021

Xafladda Daah-furka Shirkadda LABBIS + SAWIRRO

Magaalada ISTANBUL ee dalka TURKEY ayaa lagu qabtay Xaflad lagu daah-furayay Shirkadda Dharka ee LABBIS. Xafladda daah-furka Shirkadda ayaa waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiin, ganacsato, arday...

Djibouti Iyo Saamaynta Xaaladda Cusub Ee Geeska Afrika, gaar ahaan Itoobiya

     Maanta waxan BBCda ka dhegaystay in goob ciidan oo ku taala gobolka Tojura ee dalka Jabuuti koox dablay ah ay weerartay dhimasho iyo dhawaana...

Wasiir Ku-Xigeenkii Hore Ee Warfaafinta Somaliland Oo Geeriyootay

     Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa tacsi u diray Alle ha u naxariistee marxuumad Shukri Xariir Ismaaciil, oo maanta magaaladda Hargaysa ku geeriyooday. Madaxweynuhu isagoo...

Guddoomiyaha SOLJA Oo Ka Hadlay Weriyeyaal Lagu Xidhay Boorama

     Afar saxafi ayaa la sheegay in shalay lagu xidhay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Xadhiga weriyeyaashani ayaa la sheegay inuu ka danbeeyay maayarka magaaladda...

Dawladda Sucuudiga Oo Caawimo Soo Gaadhsiisay Somaliland

     Kaalmo ay dawladda Sucuudigu ku soo caawisay Somaliland ayaa dhawaan la gaadhsiin doonaa dadweynaha jilicsan ee  ku kala nool goboladda dalka. Caawimadan oo ay Somaliland...

Diblomaasi Oo U Doodda Qadiyadda Somaliland Oo Booqday Sool

     Laascaanood (Hargeisa Press): Waxaa gobolka Sool  ee Somaliland booqasho ku tegay diblomaasi sare iyo cilmi baadhe u dhashay dalka Maraykanka kana mid ah aqoonyahamiinta...

Hawlgal Qashinka Lagaga Nadiifinayo Badda Hoosteeda Oo Lagu Sameeyey Dekeda Berbera Taarikhda Markii Ugu Horaysay Janaalka Maraakiibku Soo Marto!

Taarikhda markii u horaysay Badda Somaliland iyo Janaalka Maraakiibtu soo marto Dekeda Berbera, ayaa lagu sameeyey hawlgal Balaadhan oo lagu madiifinayo Biraha Xashiishka ah...

Safiirkii Hore Ee Maraykanka Ujoogay Somaliya Oo Ka Hadlay Sida Uu farmaajo Ugu fashilmay Hogaaminta Dalka Iyo Qorshayaasha Isaga Iyo fahad Yaasiin.

Safiirkii hore ee dalka maraykanka ufadhiyay somaliya ayaa warbixin dheer oo uu ka qoray xaalada somaliya kaga hadlay sida madaxwayne farmaajo ugu fashilmay hogaaminta...

Masuuliyiin Baaq Nabadeed Udiray Shaqaaqo Laba Beeleed Ku Dhexmartay Deegaano Katirsan Gobolka Buuhoodle.

Maamulka gobolka buuhoodle iyo xildhibaan golaha guurtida katirsan oo baaq nabadeed udiray beelo dirir ku dhexmartay deegano katirsan gobolka buuhoodle oo sobobtay dhimashada laba...

Eheladda Cawo Cabdirasaaq Oo Dhawaan Jidh Dil Loogu Gaystay Magaalada Boorama Oo Ka Waramay Xaaladeeda Caafimaad.

Ehelada cawo cabdirasaaq oo dhawaan magaalada boorama dhaawacyo culus loogu gaystay magaalada boorama ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladeeda caafimaad iyo mudadii ay magaalada...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read