DAAWO;-Barnaamijka Xulo Xildhibaankaaga Oo Lagu Soo Marti Qaaday Musharax Xamse Khayre Iyo Su,aalaha Lagu Waydiiyay!
Barnaamijka xul xildhibaankaaga ee Tvga Saab ayaa waxaa marti ku ahaa musharax Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamid ah aqoonyahan usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex. Sidoo kale waxaa Barnaamijkan lagu…
