Farmaajo Oo La Kulmay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka
Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho. Waxaanu cadeeyay madaxweyne Farmaajo sida ay uga go’an…
