Wefti Ka Socda Dowladda Ruushka oo Somaliland Soo Gaadhay
Wefti ka socda Dowladda Ruushka, ayaa maanta soo gaadhay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Weftigan ayaa waxaa hoggaaminayay Agaasimaha Xafiiska iskaashiga Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Dawlada Ruushka ee Qaarada Afrika, ee loo…
